Land
Produktionsår
Premiär
Längd
Genre
Språk
Textning
Finland, Somalia, Frankrike, TysklandFinland, Somalia...🔍
2021
25 mars 2022
82 min
Drama
Somali
Svenska
Guled står utanför sjukhuset och inväntar ambulanserna. Har han tur har någon avlidit och Guled och de andra dödgrävarna kan tjäna lite pengar. Inget roligt jobb, men de har varandra. Guled har också Nasra, hustrun som han avgudar. Men Nasra är döende och i behov av en njurtransplantion som de absolut inte har råd med. Det finns en lösning, men det vill Nasra inte höra talas om. Istället väljer hon att njuta av varje minut hon har kvar i livet. För Guled däremot finns inga gränser för vad han kan göra för att rädda sin hustru.
Xaaska Xabaal Qodaha – Wax walba waa jacayl dartii
Guuleed ayaa taagan bannaanka cisbitaalka oo sugaya ambulaansyada. Hadduu nasiib leeyahay qof baa dhintay oo Guuleed iyo kuwa kale ee xabaalo qodayaasha ah, baa xoogaa lacag ah samayn kara. Ma aha shaqo xiiso leh, laakiin midba midka kale ayuu weheshadaa. Guuleed wuxuu kaloo weheshadaa Nasra oo ah xaaskiisa uu jecel yahay. Laakin Nasra aad bay u xanuunsanaysa, oo geeri bay qarka usaarantahay, in kelyaha laga bedelo bay u bahaantahay, oo gabi ahaanba ayna awoodin. Waxaa jira xal, laakiin Nasra ma rabto in ay maqasho xalkaas. Taa beddelkeeda, waxay dooratay inay ku raaxaysato daqiiqad kasta oo nolosheeda ah. Si kastaba ha ahaatee, Guuleed ma jirto wax xal ah oo uu samayn karo si uu u badbaadiyo xaaskiisa.
Land
Produktionsår
Premiär
Längd
Genre
Språk
Textning
Finland, Somalia, Frankrike, TysklandFinland, Somalia...🔍
2021
25 mars 2022
82 min
Drama
Somali
Svenska